miriri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax mirir u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miriri

mililig [Magac Lab | Noun Masculine]
ld miririg.

mililigeyn [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miririgleyn.

mililiglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld miririglee.

mirdhid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miririd.

miririd [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mirir². ld mirdhid.

miririg [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.

miririglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Miririg samayn. ld mililiglee.

miririgleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miririglee. ld mililigleyn.

miririn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miriri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg