mirji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld merji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mirji ↴
merji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi², mirgi, mirji.
mirjin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld merjin.
mirjis [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Fuf, ama geed yar oo dhulka ka soo baxay.
mirjis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld merjin.
mir [Magac Lab | Noun Masculine]
Wax tiradoodu hal tahay.
mir [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo. 2. Habeen. 3. Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
mir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Habeen nafley cunto siin. 2. (f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho. 3. Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.