miscilil
(m.dh) (-lo, m.l)

1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.

miscilil
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miscilil ↴

miscililasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miscililo.

miscilili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xero miscilil u yeelid. 2. Ood booscelis ah samayn.

miscililid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miscilil².

miscililin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miscilili.

miscililo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ishay, -ilatay)
Xero miscili u yeelasho.

miscililsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la miscililay ahaansho (xero).

miscililsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miscililsan. ld miscililsanaansho.

miscililsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld miscililsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg