miscililin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg miscilili.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miscililin ↴
miscilil [m.dh] (-lo, m.l)
1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.
miscilil [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xero miscilil u sameyn ood astaan ahaan jabad u dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg