miscirir
(Magac Dheddig | Noun Feminine)

ld miscilil¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miscirir ↴

miscilil [m.dh] (-lo, m.l)
1. Irridda xerada. 2. Xoolaha labada dhinac ka xiga ee ay ood-afadu korka ka qabato. 3. Ood astaan ahaan loo dhigto jabad si aan cid kale u degin. ld miscirir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg