miski
(Magac Lab | Noun Masculine)

Cadar aad u udgoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miski

gorse [m.l]
1. Miskiin. 2. Neef xoolo ah oo looga tagay jirro ama duqnimo awgeed.

ilmirigle [m.l]
1. I. ah: qof miskiinnimo aad ah ka muuqato. 2. ld ilmirigleyn.

ilmiriglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si miskiinnimo ku jirto wax u fiirin.

kiismiskiin [m.l]
Codsi qof u qorto maxkamad si looga dhaafo kharajka ku baxaya dacwadda loo qaadayo.

masaakiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg miskiin¹.

maskiin [m.l]
ld miskiin¹.

maskiin [m.dh]
ld miskiinad.

maskiinad [m.dh]
ld miskiinad.

maskiinnimo [m.dh]
ld miskiinnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg