miskiin
(m.l) (-nno/masaakin, m.dh)1. Nin aan hanti lahayn ama cayr ah. 2. Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin¹.
miskiin
(Magac Dheddig | Noun Feminine)ld miskiinad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miskiin ↴
gorse [m.l]
1. Miskiin. 2. Neef xoolo ah oo looga tagay jirro ama duqnimo awgeed.
ilmirigle [m.l]
1. I. ah: qof miskiinnimo aad ah ka muuqato. 2. ld ilmirigleyn.
ilmiriglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si miskiinnimo ku jirto wax u fiirin.
kiismiskiin [m.l]
Codsi qof u qorto maxkamad si looga dhaafo kharajka ku baxaya dacwadda loo qaadayo.
masaakiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg miskiin¹.
maskiin [m.l]
ld miskiin¹.
maskiin [m.dh]
ld miskiinad.
maskiinad [m.dh]
ld miskiinad.
maskiinnimo [m.dh]
ld miskiinnimo.
miski [Magac Lab | Noun Masculine]
Cadar aad u udgoon.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg