miskiinnimo
(Magac Dheddig | Noun Feminine)Miskiin ahaansho. ld maskiinnimo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miskiinnimo ↴
ilmirigle [m.l]
1. I. ah: qof miskiinnimo aad ah ka muuqato. 2. ld ilmirigleyn.
ilmiriglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si miskiinnimo ku jirto wax u fiirin.
maskiinnimo [m.dh]
ld miskiinnimo.
qalluud [m.l]
Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub¹.
qalluud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg