misna
(Xiriiriye | Conjunction)ld misana.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh misna ↴
hammisnaan [m.f.dh]
eeg hammisan. ld hammisnaansho.
hammisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hammisnaan.
misana [Xiriiriye | Conjunction]
Laakiin, ha ahaatee. Tus. “Afka carabiga wuu fahmayaa, misana kuma hadli karo”. ld misna.
qamisnaan [m.f.dh]
eeg qamisan. ld qamisnaansho.
qamisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qamisnaan.
xammisnaan [m.f.dh]
eeg xammisan. ld xam-misnaansho.
xammisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xammisnaan.
xisaab [m.dh]
(xis.)1. Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase yeeshee, qeexidyadaasi ma aha kuwa loo qaadan karo qeexidda ereyga. 2. Barashada sida ratibaa-dyo iyo xiriiro loo bandhigo la isuna gaar-siiyo. 3. Barashada tirooyinka, shaxannda iyo qaybo kale oo lojik ahaan. 4. Barashada tirooyinka, shaxannada iyo qaybo kale oo lojik ahaan loo adeegsado. Waxaa loo qaybiyaa xisaab saafid iyo dabaqaad. Inkas-too qaybintu aan ahayn mid go'an misna labada qaybood waa ay isku xiranyihiin.