mitid
(Magac Lab | Noun Masculine)ld mintid1. ld mintidid.
mitid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)ld mintid².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mitid ↴
mintid [Magac Lab | Noun Masculine]
1. ld mitid 1. M. ah: qof wuxuu qabanayo si naftihurennimo ah u qabto. 2. ld mintidid.
mintid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Hawl si naf-hurnimo ah u qabasho. 2. Ku m.: wax in aysan gacantiisa ka bixin ku dadaalid (qof). ld mitid².
mintidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mintid². ld mintid¹, mitid¹, mitidid.
mintidnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Mintid ahaansho. ld mitidnimo.
mitidid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mintidid.
mitidnimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mintidnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg