mitiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax mitir ku cabbirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mitiri

jeermitirid [m.f.dh]
jeermitir.

mitirin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mitiri. ld mitiris.

mitiris [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mitirin.

shaxan joomitiri [m.l] (-nno ..., m.dh)
(xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg