mitirin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg mitiri. ld mitiris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mitirin ↴
mitiris [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mitirin.
mitir [m.l] (-rro, m.dh)
Cabbir dhererka lagu qiyaaso oo boqol sentimitir ama 1.093 yaardi ka dhigan.
mitir [Magac Lab | Noun Masculine]
(fiis.) Summad m. Halbeegga caalamiga (H.C.), ee dhererka loona qeexo dherer le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna xafido waaxda keydinta cabbirka iyo miisaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg