miyirbeel
(Magac Lab | Noun Masculine)1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.
miyirbeel
(Magac Lab | Noun Masculine)(daaw.) Xaalad miyir la'aaneed.
miyirbeel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)Suuxid dhaawac, cudur iwm oo qof ku dhacay wax lakala garan waayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miyirbeel ↴
gaggab [m.l]
1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.
miyirbeelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miyirbeel³. ld miyirbeel¹ (2).
suuxdin [m.dh]
1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg