miyirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho. 2. Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid. 3. Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miyirso

miirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld miyirso.

miyirsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miyirso. ld miirsad, miirsasho, miirsi (2), miyirsad, miyirsi.

miyir [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan. 2. Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan. 3. ld miir 1 (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg