mohaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mohaar

mohorad [m.dh] (-do, m.l)
Kiintaal la kala baray barkii. ld mohaar, mohoor.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg