moodid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg mood².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moodid ↴
bid [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax dan moodid. 2. (f.g) Cid wax ku tuhmid. 3. (f.mg) Wax dabayl raacid..
eexayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Eex iyo dan moodid.
eexee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xaysay)
Eex iyo dan moodid.
sarqaalibo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Wax, wax kale moodid ama u qaadasho.
xilo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ishay, -ilatay)
U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.
mood [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Maalka inta aan xoolaha nool ahayn. 2. Meyd.
mood [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Qorraxdu marka ay soo baxayso fallaaraheeda caadka qabta ee midabka quruxda badan yeesha.
mood [e.d >]
Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
mood [Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax meel dhaafid. 2. (f.lg) Si gef ah wax, u qaadasho.