moodsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax meel dhaafsiin ama gudbisiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moodsii

ismoodsii [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. (f.g) Wax is gudbin. 2. (f.mg) Wax, wax kale maleyn.

ismoodsiin [m.f.dh]
eeg ismoodsii. ld is-moodsiis.

ismoodsiis [m.l]
ld ismoodsiin.

moodsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moodsii. ld moodsiis.

moodsiis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld moodsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg