moogtan
(Magac Lab | Noun Masculine)

1. Kaltan. 2. ld moogtamid.

moogtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

U m.: cid la kaltamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moogtan

kaltan [m.l] (-nno, m.dh)
Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.

moogtamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moogtan². ld moogtan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg