moohaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dalag beereed moohaar ku qiyaasid ama ku cabbirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moohaari

moohaarin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moohaari.

moohaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax la moohaariyey ahaansho (dalag beereed). 2. Wax qaab humbulan leh ahaansho (nafley).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg