moonooboli
(m.l) (-looyin, m.l)

(dhaq.) Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moonooboli

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg