moorif
(Magac Dheddig | Noun Feminine)

Wasaq jilif leh oo dadku marka uusan muddo mayrsan korka ku yeesho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moorif

moor [m.l] (-rar, m.l)
1. Shay cusub ama aan la doonayn in la furo wax lagu xiro. 2. Lacagaha la bixinayo canshuur yar oo boqolkiiba in dawladdu ku leedahay. 3. M. ah: qof cayr ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg