mooto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Gaadiid laba lugood, matoor iyo laba meelood oo la qabsado leh oo la fuulo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mooto

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg