moqorof
(m.l) (-fyo/moqorof, m.dh)

Shay bir ka samaysan oo af xalleefsan leh oo ciidda iwm lagu qaado marka wax la dhisayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moqorof

moqor [m.l] (-rro, m.dh)
1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo. 2. Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg