moqorso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh moqorso

maqooro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld moqorso.

moqorsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moqorso. ld maqoorasho.

moqor [m.l] (-rro, m.dh)
1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo. 2. Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg