mu'addin
(m.l) (-nno/-mmo, m.dh)(dii.) Ninka masaajidka ka addima.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mu'addin ↴
aadaan [m.l]
1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda.
2. Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹. aadaamid, aaddan, eedaan
mu'addin [m.l] (-nno/-mmo, m.dh)
(dii.) Ninka masaajidka ka addima.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg