mudac-middiil
(Magac Lab | Noun Masculine)

Qalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax goysa leh oo haanta, masafta iwm marka la samaynayo loo isticmaalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudac-middiil

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg