mudane
(m.l) (-nayaal, m.l/dh)

1. Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan. 2. Qof sharfid mudan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudane

naa'ib [m.l] (-byo, m.dh)
1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg