mudanti
(Magac Dheddig | Noun Feminine)

ld mudan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudanti

mudan [Magac Lab | Noun Masculine]
(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.

mudan [Magac Lab | Noun Masculine]
(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.

mudan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Wax meel ku turqan noqosho (shay).

mudan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Erey tilmaama naag sharaf mudan. 2. (m.u) Dad muhim ah.

mudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la muday ahaansho.

mudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
1. Qof wax u qalama ahaansho. 2. Qof wax sharaf huwan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg