mudasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg mudo.
mudasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg mudo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudasho ↴
beercaddow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-daaday, -daatay)
Oohin badan, daal iyo dhibaato ka mudasho (ilmo).
dhaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Wax meel ku mudasho.
turqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qaday, -qatay)
Wax mudasho.
xusullayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Xusul mudasho. 2. Dhudhun wax ku cabbirasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg