mudbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax waran iwm ka dhex bixin. ld murbixi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudbixi

kammudbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka k.: waran iwm wax ka dusin.

kammudbixin [m.f.dh]
eeg kammudbixi. ld kammudbixis.

kammudbixis [m.l]
ld kammudbixin.

mudbax [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa. 2. ld mudbixid. ld murbax¹.

mudbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbax². ld mudbax¹ (2), murbax¹, murbixid.

mudbixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mudbixi. ld murbixin.

murbax [m.l]
ld mudbax¹; mudbixid.

murbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld mudbixi.

murbixin [m.dh]
ld mudbixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg