muddaaharaad
(m.l) (-dyo, m.dh)Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad¹.
muddaaharaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Dadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro isugu soo bixid. ld mudaaharaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddaaharaad ↴
mudaaharaad [Magac Lab | Noun Masculine]
ld muddaaharaad¹.
mudaaharaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld muddaaharaad².
mudaaharaadid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muddaaharaadid.
muddaaharaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddaaharaad². ld mudaaharaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg