muddeyn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg muddee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddeyn

yabaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tumid).

seer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq kala qaybisa u samayn. 2. Cid mingis, boorane iwm ka muddeyn. ld seeree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg