muddugan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Wax muddug ah ahaansho. ld muddugsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddugan ↴
muddugnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddugan. ld muddugnaansho, muddugsanaan, muddugsanaansho.
muddugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld muddugan.
muddug [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Aan la wehelin; keli ah. 2. Aan waxba sidan; qaauan. 3. Faro maran; aan hanti lahayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg