mudur
(Magac Lab | Noun Masculine)ld murud.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudur ↴
mudursad [Magac Lab | Noun Masculine]
ld murudsasho.
mudursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la murdiyay ahaansho.
mudursanaan [m.f.dh]
eeg mudursan. ld mudursanaansho.
mudursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mudursanaan.
mudursasho [m.f.dh]
ld murudsasho.
mudursi [m.l]
ld murudsasho.
mudurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld murudso.
murud [m.l]
Caano, subag, malab iwm inta ku dhegta gidaarka ama salka weel. ld murug² (2), mudur.
murudsasho [m.f.dh]
eeg murudso. ld mudursad, mudursasho, mudursi, murudsad, murugsad, murudsato.
mud [Magac Lab | Noun Masculine]
Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
mud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Shay badanaa fiiqan meel ku turqid. 2. Cid daawo durid.