mufti
(m.l) (-iyaal/-iyo, m.dh)(dii.) Caalin weyn oo arrimaha diinta Islaamka laga wareysto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mufti ↴
buuni [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-iyo, m.dh)
B. ah: qof aad u aqoon badan; mufti.
buxuur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Qof aqoon iyo garaad dheeraad ah leh; abwaan; mufti. 2. Koox daanyeero ah kan hoggaamiya..
fatwo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Jawaabta mufti ka baxsho arrin diin ku saabsan oo adag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg