muhiimmad
(m.dh) (-do, m.l)ld muhimmad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muhiimmad ↴
ahmiyad [m.dh]
Ujeeddo; qasdi; muhiimmad.
muhimmad [m.dh] (-do, m.l)
Qiimaha, qaayaha ay wax leeyihiin. ld muhiimmad, muhiimmo, muhimmo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg