muho
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-hday, -hatay)1. Wax ku hungoobid. 2. U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid. 3. U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muho ↴
maho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
ld muho.
moho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
ld muho.
muhasho [m.f.dh]
eeg muho. ld mahasho, mohasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg