mukhlis
(m.l) (-syo/-siin, m.dh)1. Qof daacad ah. 2. (dii.) Qof cibaadada Eebbe ku wanaagsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mukhlis ↴
daacad [m.dh]
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
mukhlisnimo [m.dh]
Mukhlis ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg