mukhuur
(m.l)ld maquurid.
mukhuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld maquur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mukhuur ↴
yumbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax biyo ku dhex mukhuurin. ld dhumbi, kumbi (2).
yumbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Biyo dhex mukhuurasho. ld dhumbo.
maquur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo hoos u gelid. ld makhuur², mukhuur², muquur².
maquuri [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.
maquurid [m.f.dh]
eeg maquur². ld makhuur¹, makhuurid, maquur¹, mukhuur¹, mukhuur.
maquurin [m.f.dh]
eeg maquuri. ld makhuurin, mukhuurin, muquurin.
maquursan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Wax la maquuriyey ahaansho. ld makhuursan, mukhuursan, muquursan.
mukhuurid [m.dh]
ld maquurid.