muleemi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax wada qaadasho, iyada oo aan in yarna laga reebin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muleemi

muleemin [m.f.dh]
eeg muleemi. ld muleemis.

muleemis [m.l]
ld muleemin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg