mululi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Caano ciir ah dhay ku darid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mululi ↴
mulul [m.l]
1. (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa. 2. M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha. 3. M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
mululid [m.f.dh]
eeg mulul². ld mulul¹ (4).
mululin [m.f.dh]
eeg mululi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg