mulxid
(m.l) (-diin, m.dh)

(dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn.

mulxid
(m.l) (-diin, m.dh)

(fals.) Qof aan xiisayn ama aan dan ka lahayn arrimaha ku saabsan diinta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mulxid

mulxidnimo [m.dh]
(dii.) Mulxid ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg