munaafaq
(m.l) (-qyo/-fiqiin, m.dh)

1. Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin. 2. (dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh munaafaq

muddamdam [m.l] (-myo, m.dh)
Sirrow; munaafaq.

munaafaqnimo [m.dh]
Munaafaq ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg