muqdaafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Huuri muqdaaf ku seebin. ld miqdaafi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqdaafi

miqdaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld muqdaafi.

miqdaafin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muqdaafin.

muqdaafin [m.f.dh]
eeg muqdaafi. ld miqdaafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg