muqlood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg muqloo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqlood

muqlo [m.dh]
1. Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay. 2.Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg