muqlow
(m.l)

Qaadidda uu neef xoolo ah qaado cudurka muqlaha. ld muqloobid.

muqlow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Neef xoolo ah muqlo qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqlow

muqloobid [m.f.dh]
eeg muqlow². ld muqlow¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg