muqmad
(m.dh)Hilib aad u yaryar oo shiilan oo cunno ahaan dad u keydsadaan; oodkac.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqmad ↴
oodkac [m.l]
Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.
oodkac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -kici)
Hilib muqmad ka dhigid.
dhibco [m.dh]
Hilib cadad yar yar laga dhigay oo muqmaddana ka waaweyn; suqaar.
eeri [m.l]
Koob weyn oon dheg lahayn oo muqmadda lagu dhigo.
muqmadayn [m.f.dh]
eeg muqmadee.
muqmadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Hilib wax muqmad laga dhigay ahaansho.
muqmadaysnaan [m.f.dh]
eeg muqmadaysan. ld muqmadaysnaansho.
muqmadaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld muqmadaysnaan.
muqmadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Hilib muqmad ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg