muqshabeel
(m.l) (-llo, m.dh)1. Harimcad. 2. Qof ay iska dhaleen dheddig iyo lab kala midab ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muqshabeel ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg