muquuf
(m.l) (-fyo, m.dh)

Birta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.

muquuf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquuf

muquufid [m.f.dh]
eeg muquuf².

muquus [m.l]
1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg