muquufid
(m.f.dh)eeg muquuf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muquufid ↴
muquuf [m.l] (-fyo, m.dh)
Birta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.
muquuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg